Xildhibaan Mursal Isa: Gur-mad “Ma Daryeelnaa mise waan duugnaa” 

Sanad kasta waxaynu marar badan isku ciriirinaa qabuuraha si aynu u aasno dhaliyaradeena la dilay. Miyeysan ka wanaagsanayn in aynu isku cariirino u addeegidda ama caawinta dhalinyarada inta aan xaaladu faraha ka bixin?   Waxaa maalintii...

Aniga iyo Gabadhii yarayd. (waxaan qoray 5June 2016)

Xill subax hore ah, ayaan soo istaagay Garoonka diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal Airport, Hargeysa habeen ayaan markaasi u hoyday anoo ka imi Garowe, Waxaana u duulayey Jabuuti weliba anoo u dag dagsan doorashada oo...

Sagrasho seexadka dheer ee Puntland & soo miigaanaanta Somaliland

  ARAGTI:- Horumar, Dawlad fidin, Awood qaybsi, Sinnaan iyo Caddaalada ay Dawlada Somaliland kula heshiisay Reer Awrboogays iyo Maqaamka Sare ee Wufuudda ay soo direen ayaa ah dhammaan kuwo aan deegaankaasi abid arag ama maqal...

Ka bixidda Ingiriiska Midowga Yurub iyo saamaynta Sweden

Ka bixida dalka Ingiriiska ee Middowga Yurub waxaa uu saamayn Wayn ku yeelanaa dhammaan wadamada ku jira Middowga Yurub. Saamayntaas ayaa noqoneysa mid dhaqaale iyo mid siyaasadeedba. Dalka Sweden ayaa  waxaa soo gaari doona...

Dr. Saadiq Eenow oo ka hadlay Khayraadka xeebaha Soomaaliya.

Dhaalinyaroy, waxaad dhaxal u yeelateen waddan leh xeebta ugu dheer, ugu hodansan uguna istraateejisan xeebaha ay leeyihiin waddamada ku yaal qaaradda Afrika. Dhererka xeebtaasi waa 3.333 km oo ku dhereran bad-waynta Hindiya iyo badda...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °