Warbixin: Haweenku waa udub dhexaadka bulshadeena

Dal walba waxaa dhisa bulshadiisa, haweenkuna waa lafdhabarka bulshada, waana taa midda lagu gaaro horumar iyo baraare.   Iyadoo ay sidaas tahay ayaa Haweenka Soomaaliyeed maadaama ay yihiin laf-dhabarta bulshada waxay kaalin muuqda oo aan la...

Allow yey mar u bururuf tiraahdaa. WQ: Maxamuud Musse C. Caarre

Waxa jirtay sheeko-dhaqameed Soomaaliyeed oo tidhaahda: Goor ay maqrib hortiis tahay oo cadceeddu baalka dhigatay, ayaa Waraabe aad u gaajaysnaa oo eeg eegan hayey wax uu cunto ka dhigto oo ku diihaal baxo ayaa...

Kaalinta qurba-joogta Soomaaliyeed & horumarinta dalka

Horudhac: Kolkii ay waddan dhibaato la soo gudboonaato, ha ahaato mid dabiici ah ama mid ay dadku sababeen, waxaa inta badan dhacda in dad badani ka qaxaan dalkaas oo wadamo kale aadaan. Sida ay muujiyeen...

SOMALILAND: NEMERI HOYGII WAA BADWEYN

Waxaan ahay muwaaddin Soomaaliyeed oo Reer Woqooyi ah.  Waxaan aamminsanahy midnimada qaranka Soomaaliyeed.  Soomaalinnimada aan ku dhegganahay waxay igu gashay Reer Woqooyi dhexdii, sidaa darteedna waxaa iskaga kay maran Reer Woqooyinnimada iyo Soomaalinnimada.  Ku-taamidda...

Gaas oo Puntland u horseeday marxalad cusub

Bartamihii bishii November, 2012, waxaanu ku booqanay hoteel uu ka deganaa Dubai Prof. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) si aanu uga waraysano guud ahaan xaalada Soomaaliya. Puntland oo markaas lugaha kula jirtay qalalaase siyaasadeed iyo mid...

Waxyaabaha kuu sahli kara diyaarinta khudbad wanaagsan

Qofku kolka uu khudbad jeedinaayo, ujeedada ugu balaaran ee uu leeyahay waxaa weeyaan in uu farriinta uu xambaarsan yahay gaarsiiyo ama u gudbiyo dadka isaga dhegeysanaaya.   Farriintaasu waxa ay noqon kartaa mid diin ku...

Farmaajo! Damaashaad iyo Faraxad ka dib-Dalku see noqon!

Doorashadii Madaxwayne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ka dib, waxaa dhammaan Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo dhulka kale ee soomaalidu ku dhaqan tahay ka bilaamay dabaal-deg, damaashaad iyo farxad lagu soo dhoweynaayo guusha Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi...

Dal iyo Dastuur dayacan! Xildhibaanow maanta noo hiilliya

by Abukar Warsame Monday, January 16, 2017 Afeef: Ujeeddada qoraalkan gaaban waxaan ugu talagalay inaan ku iftiimiyo dayac aan is leeyahay si ku talagal ah baa loogu geystey xuduudda dalka iyadoo laga soo galay dhinaca dastuurka...

Waxaan ahay dumar WQ: Ramla Cabdi Xaaji Gobdoon

Ramla waxay ku daabacday Maqaalkeeda Bogga ay gaarka u leedahay ''Waxaan ahay dumar''  waxana uu u qoran yahay sidan hoose: Noolaha uu Ilaahey dunida ku abuuray ayaan ka mid ahay, haddana waan ka duwanahay. La'aantay noloshu...

Puntland oo wajahday Khalkhal Amni iyo Mid Siyaasadeed

Colaadihii siyaasadeed iyo burburkii dhaqaale ee aafeeyay bulshada Soomaaliyeed rubuc qarnigii u danbeeyay, Puntland waxay ahayd halka cadceedda nabadda ka soo baxdo. Waxay horyaal u hayd geedisocodka nabadda. Waxay ahayd hoyga sharciga iyo kala...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °