Maxay ka dhigantahay in Qatar ay soo dirsatay Safiir Sare (Ambassador Extraordinary)?

Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Xamad ayaa maanta soo magacaabay Safiir sare oo magaciisa la yiraahdo Xasan Xamse Asad Haashim, oo ah nin ayan Soomaalidu horay u aqoon, ka hor inta aynaan u galin...

Magaalada Guureysa Maxay Ahayd?

Waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta aad looga hadalhayaa in la soo sheegay magaalo guureysa oo ay arkeen dadka reer Jalaqsi .   Haddii ay JIRTO dhacdadaasi oo la ARKAY wax u eg magaalo oo leh daarihii...

Hardanka Shisheeyaha iyo Habacsanaanta Soomaalida

Wixii ka dambeeyay go'doomintii ay Sacuudiga iyo xulufadiisu go'doomiyeen dal-yaraha Qadar, waxaa marba marka ka dambaysa isa soo tarayey xasarado iyo xasilooni darro siyaasadeed oo ay Soomaaliya cagaha la sii galaysay. Inkasta oo shacab...

SOMALILAND: NEMERI HOYGII WAA BADWEYN

Waxaan ahay muwaaddin Soomaaliyeed oo Reer Woqooyi ah.  Waxaan aamminsanahy midnimada qaranka Soomaaliyeed.  Soomaalinnimada aan ku dhegganahay waxay igu gashay Reer Woqooyi dhexdii, sidaa darteedna waxaa iskaga kay maran Reer Woqooyinnimada iyo Soomaalinnimada.  Ku-taamidda...

Finland oo kaalinta hore ka gasha Wadamada ugu tacliinta wanaagsan Aduunka

Wadanka Finland oo ka mid ah wadamada waqooyiga yurub ama wadamada iskandaneefiyaanka ayaa sanad walba safka hore ka gala wadamada leh nidaam tacliineedka ugu wanaagsan aduunka.   Ardayda reer Finland ayaa ka mid ah ardadya...

Amb. Jama Aidid oo xafiiska safarada Ankara kula kulmay saraakiil ka socota Turkey Green...

Waxaa maanta nagu soo booqday xafiiska Sarfaaradda Ankara saraakiil ka socota Turkish Green Crescent https://www.yesilay.org.tr/en ama Bisha Cagaaran ee Turkey oo la asaasay 1920.   Turkey Green Crescent waxay ka shaqaysaa ka hortagga iyo la dagaalanka la...

Kaalinta qurba-joogta Soomaaliyeed & horumarinta dalka

Horudhac: Kolkii ay waddan dhibaato la soo gudboonaato, ha ahaato mid dabiici ah ama mid ay dadku sababeen, waxaa inta badan dhacda in dad badani ka qaxaan dalkaas oo wadamo kale aadaan. Sida ay muujiyeen...
video

Nura Aabe”Waxaan dhexda u galay laba fikir”

Waxaan dhexda u galay laba fikir , laba aragtiyood oo laga aaminsan yahay cudurka Autism-ka. Fikirka ay dadkeyga, bulshadaydu cudurkaan ka qabaan iyo fikirka dadka cudurkan ku takhasusay ay qabaan.   Xaalku waxaa uu noqday...

Aniga iyo Gabadhii yarayd. (waxaan qoray 5June 2016)

Xill subax hore ah, ayaan soo istaagay Garoonka diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal Airport, Hargeysa habeen ayaan markaasi u hoyday anoo ka imi Garowe, Waxaana u duulayey Jabuuti weliba anoo u dag dagsan doorashada oo...

Jawaabta uu Maraykanku ka mudan yahay Islaamka

Tan iyo waagii aan garaadsaday waxa jirtey hagardaamoyin kala geddisan oo uu USA u geysan hayey ummadda Islaamka xag Dad, xag dan, xag dal iyo xag Dawladnimoba.   Ilaa xilligaas Maraykanku wuxu tanaadin hayey oo xoog...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °