Kaalinta qurba-joogta Soomaaliyeed & horumarinta dalka

Horudhac: Kolkii ay waddan dhibaato la soo gudboonaato, ha ahaato mid dabiici ah ama mid ay dadku sababeen, waxaa inta badan dhacda in dad badani ka qaxaan dalkaas oo wadamo kale aadaan. Sida ay muujiyeen...

Waxyaabaha kuu sahli kara diyaarinta khudbad wanaagsan

Qofku kolka uu khudbad jeedinaayo, ujeedada ugu balaaran ee uu leeyahay waxaa weeyaan in uu farriinta uu xambaarsan yahay gaarsiiyo ama u gudbiyo dadka isaga dhegeysanaaya.   Farriintaasu waxa ay noqon kartaa mid diin ku...

Astaamaha macalinka wanaagsan WQ: Abdirisak Hussein

Hordhac Xirfada macalinimadu waxaa ay ka mid tahay shaqooyinka ugu muhiimsan ee dunida ka jira. Macalinku waxaa uu soo saara , soo barbaariyaa,soona qaabeeyaa hogaamiyaasha iyo dadka hormuudka ka noqon doona dunida. Macalinka waxaa loo...

1) Baahinta Waxbarashada iyo Tayaynteeda sidee la isku waafajin karaa?

Waxbarashadu waa hab si nidaamsan loogu helo xog, aqoon (knowledge), qiyyam (values), waxyaabaha aad rumaysan tahay (beliefs) aragtiyo ( attitude) , xirfad (skills), khibrado (experience) caadooyin IWM. Waxbarashadu waxay ka mid tahay xuquuqaha aasaasiga ah...

SOMALILAND: NEMERI HOYGII WAA BADWEYN

Waxaan ahay muwaaddin Soomaaliyeed oo Reer Woqooyi ah.  Waxaan aamminsanahy midnimada qaranka Soomaaliyeed.  Soomaalinnimada aan ku dhegganahay waxay igu gashay Reer Woqooyi dhexdii, sidaa darteedna waxaa iskaga kay maran Reer Woqooyinnimada iyo Soomaalinnimada.  Ku-taamidda...

Dr. Saadiq Eenow oo ka hadlay Khayraadka xeebaha Soomaaliya.

Dhaalinyaroy, waxaad dhaxal u yeelateen waddan leh xeebta ugu dheer, ugu hodansan uguna istraateejisan xeebaha ay leeyihiin waddamada ku yaal qaaradda Afrika. Dhererka xeebtaasi waa 3.333 km oo ku dhereran bad-waynta Hindiya iyo badda...

2) Baahinta Waxbarashada iyo Tayaynteeda sidee la isku waafajin karaa?

Iyadoo aan hore u baahinay qaybtii hore ee ka hadlaysay 1) Baahinta Waxbarashada iyo Tayaynteeda sidee la isku waafajin karaa? haddana akhristayaasha waxaan u balan qaadnay qaybtii Labaad ee Baahinta Waxbarashada iyo Tayaynteeda sidee...

Waxaan ahay dumar WQ: Ramla Cabdi Xaaji Gobdoon

Ramla waxay ku daabacday Maqaalkeeda Bogga ay gaarka u leedahay ''Waxaan ahay dumar''  waxana uu u qoran yahay sidan hoose: Noolaha uu Ilaahey dunida ku abuuray ayaan ka mid ahay, haddana waan ka duwanahay. La'aantay noloshu...
video

Nura Aabe”Waxaan dhexda u galay laba fikir”

Waxaan dhexda u galay laba fikir , laba aragtiyood oo laga aaminsan yahay cudurka Autism-ka. Fikirka ay dadkeyga, bulshadaydu cudurkaan ka qabaan iyo fikirka dadka cudurkan ku takhasusay ay qabaan.   Xaalku waxaa uu noqday...

Booqashadii Gobolka Sanaag

2 January 2018 xili arooryo hore ayaan ka soo ambabaxnay Magaalada Garoowe waxaan usii jeednaa gobolka hodanka ah ee Sanaag oo ah dhaxalkii Awoowayaasheen.   Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °