Booqashadii Gobolka Sanaag

2 January 2018 xili arooryo hore ayaan ka soo ambabaxnay Magaalada Garoowe waxaan usii jeednaa gobolka hodanka ah ee Sanaag oo ah dhaxalkii Awoowayaasheen.   Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Qorshaynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha...

Doorashadii Ururka Suxufiyiinta Puntland ee (MAP) WQ: Maxamed Axmed Ciise

Doorashadii Ururka Suxufiyiinta Puntland (MAP) ee ka dhacday Magaalada Garoowe Sabti 30 December 2017 ayaa waxa la odhan karaa waxay ahayd doorasho u dhacday si caddaalad ah, taas oo ay si wayn uga soo...

Astaamaha macalinka wanaagsan WQ: Abdirisak Hussein

Hordhac Xirfada macalinimadu waxaa ay ka mid tahay shaqooyinka ugu muhiimsan ee dunida ka jira. Macalinku waxaa uu soo saara , soo barbaariyaa,soona qaabeeyaa hogaamiyaasha iyo dadka hormuudka ka noqon doona dunida. Macalinka waxaa loo...
video

Nura Aabe”Waxaan dhexda u galay laba fikir”

Waxaan dhexda u galay laba fikir , laba aragtiyood oo laga aaminsan yahay cudurka Autism-ka. Fikirka ay dadkeyga, bulshadaydu cudurkaan ka qabaan iyo fikirka dadka cudurkan ku takhasusay ay qabaan.   Xaalku waxaa uu noqday...

Ramla Goobdoon oo qortay sheeko fanneed iskuuleedu u doortay tan ugu fiican sanadkan 2017

Wakhti aan badnayn ayey Iswiidhan joogtaa, waxayna ka mid noqotay ardayda la guddoonsiiyey Abaalgudka waxqabadka iyo dadaalka.   Ramla Goobdoon waxaa ay mudan tahay ku dayasho, waxa ay muujisay oo ay dadaal ku bixisay, wakhtina u...

Noocyada dhaliisha WQ: Abdirisak Husein

Dhaliisha wax dhiseysa ama wax lagu toosinaayo waxaa mar walba la socda talo ku wajahan sida waxa qaldan loo sixi lahaa. Haddii talladaasi aaney la socon ma aha dhaliil looga gol leeyahay iney wax...

Jawaabta uu Maraykanku ka mudan yahay Islaamka

Tan iyo waagii aan garaadsaday waxa jirtey hagardaamoyin kala geddisan oo uu USA u geysan hayey ummadda Islaamka xag Dad, xag dan, xag dal iyo xag Dawladnimoba.   Ilaa xilligaas Maraykanku wuxu tanaadin hayey oo xoog...

Booqashadaydii Maxkamadda “ICC”

Aniga iyo wafdi aan la socdo oo ka kooban xubno isaga kala yimid wadamo kala duwan oo aduunka ah waxaan booqanay Maxkamadda Danbiyada Adduunka ee International Criminal Court "ICC" oo ku taala magaalada Den...

Warbixin: Haweenku waa udub dhexaadka bulshadeena

Dal walba waxaa dhisa bulshadiisa, haweenkuna waa lafdhabarka bulshada, waana taa midda lagu gaaro horumar iyo baraare.   Iyadoo ay sidaas tahay ayaa Haweenka Soomaaliyeed maadaama ay yihiin laf-dhabarta bulshada waxay kaalin muuqda oo aan la...

Allow yey mar u bururuf tiraahdaa. WQ: Maxamuud Musse C. Caarre

Waxa jirtay sheeko-dhaqameed Soomaaliyeed oo tidhaahda: Goor ay maqrib hortiis tahay oo cadceeddu baalka dhigatay, ayaa Waraabe aad u gaajaysnaa oo eeg eegan hayey wax uu cunto ka dhigto oo ku diihaal baxo ayaa...

Stay Connected

3,985FansLike
586FollowersFollow
35FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °