Finland oo kaalinta hore ka gasha Wadamada ugu tacliinta wanaagsan Aduunka

Wadanka Finland oo ka mid ah wadamada waqooyiga yurub ama wadamada iskandaneefiyaanka ayaa sanad walba safka hore ka gala wadamada leh nidaam tacliineedka ugu wanaagsan aduunka.   Ardayda reer Finland ayaa ka mid ah ardadya...

Hardanka Shisheeyaha iyo Habacsanaanta Soomaalida

Wixii ka dambeeyay go'doomintii ay Sacuudiga iyo xulufadiisu go'doomiyeen dal-yaraha Qadar, waxaa marba marka ka dambaysa isa soo tarayey xasarado iyo xasilooni darro siyaasadeed oo ay Soomaaliya cagaha la sii galaysay. Inkasta oo shacab...

Magaalada Guureysa Maxay Ahayd?

Waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta aad looga hadalhayaa in la soo sheegay magaalo guureysa oo ay arkeen dadka reer Jalaqsi .   Haddii ay JIRTO dhacdadaasi oo la ARKAY wax u eg magaalo oo leh daarihii...

Maxay ka dhigantahay in Qatar ay soo dirsatay Safiir Sare (Ambassador Extraordinary)?

Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Xamad ayaa maanta soo magacaabay Safiir sare oo magaciisa la yiraahdo Xasan Xamse Asad Haashim, oo ah nin ayan Soomaalidu horay u aqoon, ka hor inta aynaan u galin...

Ali Ahmed ”Jahwareerka siyaasadda Soomaalida”

Nidaamka siyaasaddeed ee waddanka maanta ka jiraa wax badan kama duwan kii shalay ee loolanka ku dhisnaa. 30 kii sano ee madaxbannaanida iyo dowladnimada ahayd kadib, Soomaalidu waa iscuntay. 1991 kii ayuu ahaa qaraxii...

MAXAA WARANKA IYO WEEDHA KULMIYEY?

MAXAA WARANKA IYO WEEDHA KULMIYEY:(Tu waliba talay iga rabtaa toogo qumineed) Murti-Xikmadeed Soomaaliyeed baa Tidhaahda: Cajab, tolow awelba walaalkay caano habeenkii iima toosin jirine, caawa muxuu igula maagay ma doorshaan baa kaga dhacay... Sida la weriyo,...

FAQU FAGAARUU YIMAADAA!

Dantaa camalaa dunida loo joogaa, oo qof ilaa Qaran waxa loo xusul-duubayaa danqunsi iyo damac-higsi... Haatan, illeyn, faal caytamay af lagama dhawree, runta ma idiinku dhukayaa; Hadalkii qaynuun ka boodka ahas ee Carabkii DP...

TAGTO DAAYOO, TAMIIDO OGOW!

Toddobaad kasta waxa an la kulmaa qoraallo iyo doodo ka xumo sheegaya, cambaarayn iyo aflaggaadooyinna ku afuufaya, dhigaallo taariikheed Soomaaliyeed iyo weliba qalinlaydii isu xilqaantayba, waxana halkan xusid ka mudan Taariikhdii Halgankii Daraawiisheed iyo...

Ma taqaanaa Wasiirka Maaliyadda Aduunka ugu fiican?

Sri Mulyani waa wasiirka maaliyadda ee dalka Indonuusiya. Waxay soo noqotay madixii bangiga adduunka. Waxay ku guulaysatay bishaan aan ku jirno dhexdeeda wasiirka maaliyadda ee ugu fiican adduunka kolkii ay si wannaagsan u maamushay...

Amb. Jama Aidid oo xafiiska safarada Ankara kula kulmay saraakiil ka socota Turkey Green...

Waxaa maanta nagu soo booqday xafiiska Sarfaaradda Ankara saraakiil ka socota Turkish Green Crescent https://www.yesilay.org.tr/en ama Bisha Cagaaran ee Turkey oo la asaasay 1920.   Turkey Green Crescent waxay ka shaqaysaa ka hortagga iyo la dagaalanka la...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °