Xaggee ku danbeeyeen wada hadaladii Soomaaliya iyo Somaliland?

Daawo gudoomiyaha Aqalka sare oo dalbaday in dib loo bilaabo wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya isagoona tilmaamy in Shaqsiyaad ay wataan goosashada sida uu hadalka udhigey.. https://youtu.be/cyx9Mqa5mDM?t=4

VIDEO: Dowlada Soomaaliya oo Rakibtay Qalabka Lagu Hago Saadaasha Hawada

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta  xarigga ka jaray isticmaalka qeyb kamid ah qalabkii loogu talagalay maamulka Hawada gaar ahaan qeybta saadaasha Hawada. Munaasabadda xarrig jarka oo ka dhacday Garoonka diyaaradha...
video

Faraton “Puntland waxaanu ku heshiinay in aanay carqaladayn inta aanu doorashada ku jirno

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon oo maanta ka hadlayey Xaflad lagu Daahfurayey Qaadashada Kaadhadhka Codbixinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland oo Laascaanood lagu qabtay ayuu ka sheegay in ay Madaxda Maamulka Puntland oo...
video

”Guddoomiyaha golaha wakiilada ee la doortay waa Aniga”-Talyaanle

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo shalay u tartamay guddoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland ayaa sheegay in wax is daba-marin ka dhacay doorashadaasi, isla markaana isaga loo doortay gudoomiyaha golahaasi sidaas darteed uu yahay gudoomiyaha rasmiga...
video

Muqdisho: Dhalinyaro 100 qof u qaybiyey Afurro

Iyadoo lagu guda jiro Maalintii 7aad ee Bisha Barakaysan Ramadaan ayaa dhalinyaro isku tagtay waxay ka bilaabeen Magaalada Muqdisho Olole lagu afurinayo dadka Masaakiinta ah ee aan waxba haysan iyo dadka gabbalku ugu dhaco...
video

Magaaladda Minneapolis oo Deeq Qalab ugu Deeqday Boosaaso

Golaha deegaanka  Magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka  ayaa  si aqlabiyad leh u ansixiyey  qaraar uu horgeeyey Xildhibaan Abdi Warsame, taas  loo qoondooyey deeq isugu jirta Gaadiid iyo Qalab Amni Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga ...

Zamsam Du’ale oo soo bandhigtay Moodadii ugu danbaysay ee lebbiska dharka dumarka

Zamzam Du’ale ayaa soo  bandhigtay Moodadii ugu danbaysay ee lebbiska Dharka Dumarka, iyada oo u naqshadaysay hab casri ah oo asturan; Zamsam iyada ayaa tosha dhammaan dharka ay soo bandhigtay, waxa ayna ku bixisay dadaal aad badan, waxana...
video

Daawo: Abwaan Guuleed oo Gabay Cajiib ah u tiriyey Puntland

Abwaan Guuleed Cali Jookh Waa Abwaan kamid ah Abwaana Reer Puntland ee ku sugan tuulada Wardheer ee Gobolka Sanaag. Abwaanku hore wuxuu u tiriyey Dhowr gabay oo uu kaga maansoonayo Puntland iyo Sidoo kale Gabayo u gaar...
video

Baarlamanka Jubbaland Oo U Jawaabay Prof. Jawaari.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Jubbaland, ayaa si cadho leh uga jawaabay hadal kasoo yeeray Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, kaasi oo ahaa Puntland kaliya inay tahay Dowlad Goboleed rasmi ah, halka...
video

Casha Cabdalla oo soo bandhigtay shirqoolka Shariif Xassan uu u maleegaayo...

Caasho Axmed Cabdalla oo kamid ah Gabdhaha Soomaaliyeed ee Siyaasada dalka ku jira oo hadal kooban ka jeedisay shir ka dhacay magaalada Nairoobi ayaa bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigtay shirqoolka iyo hagardaamada uu Shariif...

Stay Connected

3,985FansLike
578FollowersFollow
35FollowersFollow