Fanaanka Farxaan Xiddig oo lagu xiray Hargaysa

Maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay Fannaanka Farxaan Xidig oo kamid ah  Bahda Suugaanta Soomaalida kaasi oo muddo ku noolaa Qurbaha, balse muddooyinkii dambe ku sugnaa deegaanada ay Maamusho Somaliland. Xiddig ayaa ku xidhan xarunta danbi baarista...
video

Norrköping: Soo caga cagee -Ciid Mubaarak!

Norrköping Soo Caga Cagee! Ciid Mubaarak! Waa inoo iyo habeenka Ciidka farxad iyo damaashaad, Ka soo qayb qal Wacan Showga Ciidka Norrköping soo Caga cagee, cagaha miisaan u yeel, ha cabsane soo ciyaar! iyo habeenka  Sat 09.07.2016, Soo...

Hees kaban ah: Cabdiraxmaan Muuse – Raaskii ii Raac!

Nala dhagayso heestan Kabanka ah  waxaa tumaya  Cuudka ama Kabanka  Cabdiraxmaan Muuse (Nuune,  Sanaag.so  ayaa duubtay heestan oo lagu duubay Magaalada Stockholm, Cabdiraxmaan waxa uu ka mid yahay  dhalinyarada aad u tuma heesaha  kabanka. https://soundcloud.com/ahmed-m-shire/raaskii-ii-raaac-codkii-iyo

Stay Connected

3,985FansLike
578FollowersFollow
35FollowersFollow