Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Fanaannadii Qaranka Khadiijo Dalays

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo), Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, guddoomiyeyaasha labada aqalka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska iyo masuuliyiin hey’ada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyaddeeyey...

Ramla Goobdoon oo qortay sheeko fanneed iskuuleedu u doortay tan ugu fiican sanadkan 2017

Wakhti aan badnayn ayey Iswiidhan joogtaa, waxayna ka mid noqotay ardayda la guddoonsiiyey Abaalgudka waxqabadka iyo dadaalka.   Ramla Goobdoon waxaa ay mudan tahay ku dayasho, waxa ay muujisay oo ay dadaal ku bixisay, wakhtina u...

Hooyaddii Fanka Soomaaliyeed Gudoodo Carwo oo maanta Hargaysa lagu aasay

Haweenaydii ugu horeysay ee fanka Soomaaliyeed meel fakaare ah ka heesta Marxuumad Shamis Abokor Ismaaciil ee loo yaqaan Guduudo Carwo ayaa saaka ku geeriyootay magaalada Hargeysa ,islamarkaana Aas Qaran loogu sameeyey. Guduudo Carwo ayaa ahayd...

Garowe: Bandhiga buuga Koora dadab – Cishqi & Colaad

Waxaa xalay lagu soo bandhigay caasimada garoowe buuga KOORA DADAB xafladas oo ka dhacaday Hotelka New Rays, waxana ka soo qaybgalay bulshada qaybaheeda kala duwan, masuuliyiin  xilal ka haya Puntland, Wasiiro, Xildhibaano, Masuuliyiinta bahda...

VIDEO: RW Xasan Cali Khayre ” Maanta dad baa diidan horumarka Umadda Soomaaliyeed”

Ra'iisulwasaare Xasan Cali Khayre oo ah Ra'iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa booqasho taariikhi ah ku tagay xarunta akademiyada cilmiga fanka iyo suugaanta. Waxaana uu khudbad dardaaran iyo dhiirigelin isugu jirta u jeediyey qaar kamid ah ardeyda wax...

MUS BAHAALAAD: WQ: ABWAAN MOHAMED MUSSE ALI ARRE

MUS BAHAALAAD: Waxaa Madasha lagu sheegayaa waa mus bahalaad e Soomaali waa lagu makalay marag Ilaahay e Muddaciyo muddaaceli ma jiro muran ka yaallaa e Iyagoo midoo wada socday meel u wada jeeda Ayuun bay mushkilad noo jilaan filin...

Ha daymoon sida deerada

Deeradu waxa ay ordi kartaa 90km saacadii, halka libaaxu ka ordi karo 58km saacadii! Iyadoo ay sidaa tahay haddana deeradu waxay dhibane u tahay libaaxa oo si fudud u ugaadhsada! Ma ogtahay sababta? ''Naftaada waydii in dad...

Fanaanka Farxaan Xiddig oo lagu xiray Hargaysa

Maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay Fannaanka Farxaan Xidig oo kamid ah  Bahda Suugaanta Soomaalida kaasi oo muddo ku noolaa Qurbaha, balse muddooyinkii dambe ku sugnaa deegaanada ay Maamusho Somaliland. Xiddig ayaa ku xidhan xarunta danbi baarista...
video

Norrköping: Soo caga cagee -Ciid Mubaarak!

Norrköping Soo Caga Cagee! Ciid Mubaarak! Waa inoo iyo habeenka Ciidka farxad iyo damaashaad, Ka soo qayb qal Wacan Showga Ciidka Norrköping soo Caga cagee, cagaha miisaan u yeel, ha cabsane soo ciyaar! iyo habeenka  Sat 09.07.2016, Soo...

Hees kaban ah: Cabdiraxmaan Muuse – Raaskii ii Raac!

Nala dhagayso heestan Kabanka ah  waxaa tumaya  Cuudka ama Kabanka  Cabdiraxmaan Muuse (Nuune,  Sanaag.so  ayaa duubtay heestan oo lagu duubay Magaalada Stockholm, Cabdiraxmaan waxa uu ka mid yahay  dhalinyarada aad u tuma heesaha  kabanka. https://soundcloud.com/ahmed-m-shire/raaskii-ii-raaac-codkii-iyo

Stay Connected

3,985FansLike
586FollowersFollow
35FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °