IGAD oo shaacisay in shaqadii iyo xilkii uu ka hayay Urur gobolleedka laga eryay...

War Qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xoghayaha guud ee urur gobolleedka IGAD ayaa lagu sheegay in shaqadii iyo xilkii uu ka hayay Urur gobolleedka laga saaray Col. Gabre ahaa La Taliyaha sare...

Madaxweynaha xilka haya ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ku guuleystay doorashadii dalka...

Madaxweynaha xilka haya ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa mar kale ku guuleystay xilka Madaxweynaha dalkaasi markii Shacabka dalkaasi u doorteen inuu mar kale hoggaanka qabto. Codadka in ka badan 90% oo la tiriyey...

RW Khayre oo Kigali Kula Kulmay Dhigiisa Rwanda, Edouard Ngirente.”Sawirro”

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda kulan casho ah kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Edouard Ngirente iyo qaar kamid ah golihiisa...

Qarax ka dhacay goob uu ka khudbeynayay ra’iisal wasaaraha Itooiya

Wararka naga soo gaaraya magaalada Addib Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Qarax uu ka dhacay meel aan ka fogeyn goob uu ka khudbeynayay ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo la hadlayay Kumannaan...

Ilhaan Cumar oo u sharaxan Aqalka Congress-ka Maraykanka

ilhaan Cumar oo ah Gabadh ka tirsan xildhibaannada aqalka hoose ee gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa maanta diiwaan galisay murashaxnimadeeda xubin ka tirsan aqalka Congress wadanka Maraykanka.   Jagadan ay u tartamayso waxaa horay u...

Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay warqadaha danjiranimo Safiirka Dalka Qatar ee loo soo Magacabay Soomaaliya Mudane Xasan Xamsa Asad. Danjire Xamsa ayaa Madaxweyne Farmaajo u gudbiyay...

Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta oo maanta ka furmaya Magaalada Dammaam

Magaalada Dammaam ee dalka Sacuudiga waxaa maanta oo Axad ah ka furmaya shir madaxeedka 29-aad ee wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta, kaasi oo arrimo badan looga hadli doono. Shirka Madaxda Jaamacadda Carabta ayaa la qorsheeyay...

Maraykanka iyo xulafadiisa oo weeraray Suuriya

Wadammada Mareykanka, Fransiiska iyo Britain ayaa duqeymo ay kaga jawaabayaan sunta la sheegay in dowladda Suuriya ay adeegsatay ka fuliyay gudaha wadanka Suuriya. Qarax aad u weyn ayaa laga maqlay caasimadda Dimishiq ee dalka Suuriya,...

Abiy Axmed oo maanta loo dhaariyay xilka Ra’isal Wasaaraha dalka Itoobiya

Baarlamaanka dalka  Itoobiya ayaa Ra’iisal wasaare u doortay Abiy Axmed,waxaana isla maanta loo dhaariyay xilka Raysal Wasaaraha ee dalkaasi Itoobiya. Abiy Axmed waa ninkii u horeeyey ee ka soo jeeda Qowmiyadda Oromada ee Raysal wasaare...

Abiy Ahmed oo la filayo in uu noqdo ra’iisal wasaaraha Itoobiya

Isbaheysiga tallada dalka Itoobiya haya ayaa u doortay Abiy Ahmed in uu noqdo hoggaamyaha Xisbiga EPRDF , isaga oo badalaya Ra’iisal Wasaarihii xilka iska casilay islamarkaana ahaa hoggaamiyaha xisbiga Hailemariam Desalegn.   Magacaabistan oo Talaadadii maanta...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °