ONLF : Waan la shaqeyneynaa madaxweynaha cusub ee dawlad deegaanka

Ururka ONLF ayaa markii ugu horeyay soo dhaweeyay madaxweynaha cusub ee dhawaantan loo doortay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Max’uud Cumar Cagjar sida uu Idaacada VOA u sheegay afhayeenka ururka. Afhayeenka ONLF Cadaani Hirmooge ayaa...

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo xiriirka labada dal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Jabuuti...

Madaxwayne Farmaajo oo hadal ka jeediyey casha sharaftii iyo marti qaadkii Eriteriya.

Mudane Madaxweyne Isaias Afwerki,  Mudanayaal iyo Marwooyin! Sharaf weyn bay aniga iyo waftigaygaba u tahay in aan soo gaarno caasimadda qurxoon ee Ereteriya, casuumaaddii aad noo fidiseen ka dib. Hubaashii, booqashadani waa mid labadeenna qaranba taariikhda u...

Madaxwaynaha Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhoweeyay Asmara

SANAAG.SO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda Eritrea. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka Asmara ku so dhoweeyay madaxweynaha Eritrea Assias...

Madaxweyne Farmaajo oo Booqan doonaa Dalka Eritrea.

Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maalinimada berito ah uu booqasho ku tago caasimada dalka Eritrea ee Asmara sida uu sheegay Wasiirka warfaafinta soomaaliya Daahir Maxamuud Geele. Sidoo...

Midowga Yurub oo soo dhoweeyay xaaladii deg-dega ahayd ee Turkiga laga qaaday

Midowga Yurub ayaa soo dhoweeyay Khamiistii Shalay ahayd go’aankii uu Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan,  kaga qaaday Dalka Turkiga xaaladdii deg-degga ahayd ee lagu soo rogay July 2016-kii, ka dib Afgembigii dhicisoobay. War qoraal ah oo...

Shirka looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Brussels

Waxaa Maanta Magalada Brussels ee Wadanka Belgium-ka ka furmay Shirweynaha Caalamiga ah ee looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya,kaas oo ay ka qeyb galayaan Madax aad u farabadan oo ka kala socda wadamada calamka Shirkaas waxaa shir...

Shirwayne looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo Maanta ka furmaya dalka Belgium.

Madaxweynaha DFS  Maxamed Cabdullahai farmaajo iyo Madaxda maamul-gobaleedyadda dalka Soomaaliya  ayaa waxay wada gaareen Caasimadda dalka Belgium ee Brussels, si ay uga qayb galaan Shirwweynaha Caalamiga ee Maanta ka furmaya Beussels. Kulankaasi Caalamiga oo socon...

Deg Deg: Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ka degay magaalada Asmara ee Dalka Eritrea.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goor dhow ka degay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, taasoo ah safarkii u horeeyay oo Mas’uul Itoobiyaan ah ku tago Eritrea muddo 20 sano ah. Abi Ahmed ayaa booqashadiisa...
video

Ra’isul wasaaraha Canada oo hambalyo ku aadan 1-da luulyo usoo diray shacabka Soomaaliyeed-DAAWO

Ra’isulwasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa muqaal goor dhowayd uu soo dhigay bartiisa facebook-ga waxa uu ugu hambalyeeyay shacabka soomaaliyeed iyo waliba muwaadiniinta dalkiisa ee Soomaali Canadian munaasabada 1-da Luulyo oo maanta ku beegan. Justin...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °