Ugu yaraa 62 ruux ayaa ku dhintay Masjidka Xaramka ee Makka Al-Mukarama.

Ugu yaraan inta la ogsoon yahay 62 Ruux ayaa ku dhintay, in ka badan 80 ruux oo kale waa ay ku dhaawacmeen Masaajidka Maka Al-Mukarama ee dalka Sucuudiga kaddib markii uu ku soo dul-dhacay Wiish kuwa...

Xassan Sheekh oo la kulmay Maanta dhiggiisa Dalka Talyaaniga.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo Madaxweynaha Talyaaniga Sergio Mattarella ayaa maanta Kulan ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Talyaaniga ee Magaalada Rome. Xasan Sheekh ayaa dhiggiisa Talyaaniga uga Warramey Xaaladda Somalia iyo Horumarka laga sameeyay...

In ka 100 Soomaali ah oo lagu xiray Angola.

Ciidanka booliska dalka Angola ayaa xabsiga dhigay in ka badan 100 qof oo Soomaali ah oo dalkaas ku nool. Afhayeen u hadlay jaaliyadda Soomaalida ee Angola, Maxamed Deeq Dhiblaawe, ayaa warbaahinta u sheegay in muwaadiniinta...

Zakaria Hersi oo dalka Nigeria asaasay Shirkad cusub oo lala dhacay!

Wiilka lagu magacaabo Zakaria Abdulkadir Hersi oo ah reer Stockholm ayaa isbuucyadii la soo dhaafay hawada ka qabsaday wadanka Nigeria ka dib markii uu halkaasi ka aasaasay shirkad cusub oo lala dhacay. Zakaria ayaa ah aasaasaha bogga...

Sweden: Nin ku soo dhuuntey diyaaradda qaybta boorsooyinka rakaabka!

Garoonka diyaaradaha ee Arlanda magaalada Stockholm ee dalka Sweden ayaa waxaa ka soo degtey diyaarad uu ku soo dhuuntey nin. Diyaaradda ayaa ka soo duushey dalka Itoobiya waxaana ninka laga helay qaybta diyaaraddu ku...

Nayroobi: Kenyatta oo Warqadihii Aqoonsiga Safiirnimo ka Guddoomiya Danjiraha Somalia ee Kenya.

Madaxweynaha Dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa Maanta oo Talaado ah ka Guddoomay warqadihii aqoonsiga safiirnimo, Danjiraha Somalia ee dalka Kenya, Jamaal Maxamed Xasan iyo shan danjire oo kale. Dowladda Soomaaliya ayaa danjire Jamaal Maxamed u...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °