Abdi Warsame oo Hambalyo ku aaddan 1’da Luulyo u diray Soomaalida

Gudoomiyaha degmada 6’aad ee magaalada Minneapolis Mudane Abdi Warsame,  ayaa fariin iyo Hambalyo u diray Soomaalida  ku aadan Sanad guurada 26’da June iyo 1’da Luulyo 1960 kii Gobolada Waqooyi iyo Koonfurta Soomaaliya ay Xornimada ka qaadteen...

Munaasabad Aas ah oo loo sameeyay Maxamed Cali kalaay

Munaasabada aaska Allaha u naxariistee Muxamad Cal Kalaay, ayaa ka dhacday garoon ciyaaraha loogu talo galay oo ku yaala magaalada Louisville ee dalka Maraykanka. Aaska ayaa waxaa ka qeyb galay kumannaan qof oo kala diimo...

Shirka looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Brussels

Waxaa Maanta Magalada Brussels ee Wadanka Belgium-ka ka furmay Shirweynaha Caalamiga ah ee looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya,kaas oo ay ka qeyb galayaan Madax aad u farabadan oo ka kala socda wadamada calamka Shirkaas waxaa shir...

Dawlada Soomaaliya oo Safiir u magacawday Sweden

Dawladda Soomaaliya ayaa safiir cusub u magacawday dalka Sweden oo aysan Dawladda Soomaaliya muddo dheer ku lahayn Safiir iyo Safaaradtoona. Safiirkan ayaa lagu magacaabaa Cawaale Cali Kullane, kaasi oo Dawladda Soomaaliya hore ugu metelayay Qaramada...

Zakaria Hersi oo dalka Nigeria asaasay Shirkad cusub oo lala dhacay!

Wiilka lagu magacaabo Zakaria Abdulkadir Hersi oo ah reer Stockholm ayaa isbuucyadii la soo dhaafay hawada ka qabsaday wadanka Nigeria ka dib markii uu halkaasi ka aasaasay shirkad cusub oo lala dhacay. Zakaria ayaa ah aasaasaha bogga...

Masar: Madaxwayne Mursi oo lagu xukumay xabsi daa’in

Maxkamad ku taal Masar ayaa maanta ku xukuntay xabsi daa’in Madaxweynihii hore ee dalkaas Maxamed Mursi, Kadib markii lagu helay denbiyo la xiriira basaasnimo. Lix ka mid ah dadkii la eedaysnaa ayaa lagu riday xukun...

Madaxweynaha Soomaaliya oo khadka Telleefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Jabuuti

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda aan Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo khadka taleefanka ku wada hadlay ayaa iska xog wareystay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Geeska Afrika iyo dadaallada lagu xoojinayo...

Deg Deg: Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ka degay magaalada Asmara ee Dalka Eritrea.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goor dhow ka degay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, taasoo ah safarkii u horeeyay oo Mas’uul Itoobiyaan ah ku tago Eritrea muddo 20 sano ah. Abi Ahmed ayaa booqashadiisa...

Kuuriyada Waqooyi oo mar kale gantaal awood leh dul marisay Japan

  Kuuriyada Waqooyi ayaa gantaal dul marisay Japan, waana daandaansigii labaad ee noociisa ah ee dhaca todobadyo gudahood. Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegtay in gantaalkani uu sare u kacay masaafo gaaraysa 770km uuna jaray 3,700km ka hor...

Cajaladii Cunsuriyada ee lagu aflagaadeyey Soomaalida oo la soo helay

Soomaali tiradoodu tahay 350 qof ayaa Dacwad ka gudbiyey Amina Kakabaveh oo ah Xildhibaan Xisbiga Vänsterpartietka u fadhida Baarlamaanka Sweden.  Booliska ayaa Dacwada loo gudbiyey, kadib  markii Amineh kakabeveh ay boggeeda Facebook ku faafisay Film Dacaayad...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °