Zakaria Hersi oo dalka Nigeria asaasay Shirkad cusub oo lala dhacay!

Wiilka lagu magacaabo Zakaria Abdulkadir Hersi oo ah reer Stockholm ayaa isbuucyadii la soo dhaafay hawada ka qabsaday wadanka Nigeria ka dib markii uu halkaasi ka aasaasay shirkad cusub oo lala dhacay. Zakaria ayaa ah aasaasaha bogga...

Duufaano Baraf iyo dabaylo wata oo ku dhuftay Bariga dalka Maraykanka

Gobollo ku yaalla dhinaca bari ee dalkan Maraykanka waxaa ka da’aya baraf xooggan, Magaalada New York ayaa Iyana gebi ahaan la xidhay, iyada oo dadkana lagu amray inay guryahooda ku ekaadaan. Illaa labaatan qof dad...

Daawo: Safarkii Madaxweynaha Puntland ee Galbeedka Mudug oo Dhammaystiran

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa safarro uu ugu kuur gelayo xaaladaha ay kusuganyihiin shacabkiisu ku kala bixiyey qaybo kamid ah gobollada Puntland. https://youtu.be/HWSPhlQaUlk

Sweden: Nin ku soo dhuuntey diyaaradda qaybta boorsooyinka rakaabka!

Garoonka diyaaradaha ee Arlanda magaalada Stockholm ee dalka Sweden ayaa waxaa ka soo degtey diyaarad uu ku soo dhuuntey nin. Diyaaradda ayaa ka soo duushey dalka Itoobiya waxaana ninka laga helay qaybta diyaaraddu ku...

Thailand oo loogu baaqay sii daynta dad magan-galyo doono ah oo ay Soomaali ku...

Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ka dalbatay dawladda Thailand in ay sii dayso tobonnaan dad magan-galyo doon ah oo dhowaan ciidanka ammaanka Thailand ay ku xir-xireen howlgal ay ka...

Dowladda Mareykanka oo Maanta ku dhawaaqday inay Adkeynayso Fiisaha la siiyo Dalal ay ku...

Xukuumadda Washington ayaa Soomaaliya, Yemen iyo Liibiya ku dartay liiska waddamada walaaca laga qabo, marka la eego Ogolaashaha in Dal-ku-gal la’aan Mareyanka lagu geli karo.   Qaybta Amaanka Gudaha Mareykanka, ayaa ku dhawaaqday Tallaabadaan Maanta,...

Raiisul Wasaare Shar’ma-arke oo booqday Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa booqday xerada qaxootiga Dhadhaab oo ah tan adduunka ugu weyn, halkaasi oo uu kula kulmayo qaxootiga Soomaaliyeed. Waxaa sidoo kale socdaalka ku wehliya wasiiro ka tirsan xukuumadda...

Xassan Sheekh oo la kulmay Maanta dhiggiisa Dalka Talyaaniga.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo Madaxweynaha Talyaaniga Sergio Mattarella ayaa maanta Kulan ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Talyaaniga ee Magaalada Rome. Xasan Sheekh ayaa dhiggiisa Talyaaniga uga Warramey Xaaladda Somalia iyo Horumarka laga sameeyay...

Nayroobi: Kenyatta oo Warqadihii Aqoonsiga Safiirnimo ka Guddoomiya Danjiraha Somalia ee Kenya.

Madaxweynaha Dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa Maanta oo Talaado ah ka Guddoomay warqadihii aqoonsiga safiirnimo, Danjiraha Somalia ee dalka Kenya, Jamaal Maxamed Xasan iyo shan danjire oo kale. Dowladda Soomaaliya ayaa danjire Jamaal Maxamed u...

Booliska dalka Sweden oo warbixin kasoo saaray weerarkii dhawaan lagu qaaday Iskuulka Kronon

Booliiska dalka Sweden ayaa warbixin ka soo saaray ay kaga hadleen weerarkii dhawaan lagu qaaday iskuul ku yaala magaalada Trollhättan ee dalkaas, kaasoo ay ku geeriyoodeen arday iyo macallin, waxaana baaritaan ay sameeyeen booliiska...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °