Soomaalidoon IF oo soo agaasimey koob kooxo badani ka qaybgaleen

Ururka Soomaalidoon IF oo ah Urur isboorti oo aad u firfircoon, kana howlgala degmada Eskilstuna ayaa waxaa uu xilliga xaggaaga soo qabanqaabiyaa ciyaaro kala duwan. Ciyaaraha ayaa waxaa loogu talagalay ardayda iskuulada xilliga  ay...

Madaxwayne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo hishiis ku saxiixday Nairobi – Sawiro

Madaxwaynayaasha Soomaaliya iyo Kenya, Maxamed Cabdullhi Farmaajo iyo Uhurro Kenyatta ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Nairobi, iyagoo kullankooda ka dib kala saxiixday heshiis dhowr qodob ka kooban. Labada madaxwayne ayaa ka wada hadlay baahida...

Human Rights Watch Oo Dalbanaysa in la baadho Danbiyadii Roobow!

Hay’adda Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday dowladda Federaalka inay baarto dambiyadii uu galay Mukhtaar Roobwo Abuu Mansuur, kaddib markii maanta loo soo bandhigay Saxaafada. Cilmi baare sare oo ka tirsan Hey’adda...

Mursal Ciise: “Qoddobadan ayaa fure u ah horumarka”

Guddoomiyaha Gobolka Dalarna ee dalka Sweden Xildhibaan Mursal ciise, ayaa safaro ku kala bixinaya gobolada iyo degmooyinka uu ka kooban yahay dalkan Sweden.  Waxaa uu guddoomiyuhu 8-dii febaraayo 2018 booqasho ku yimid magaalada Eskilstuna ee...

Mudaaharaadyadii Meru ee qaadka joojintiisa la xiriiray oo sii socda

Wali waxaa degmada Meru ee qaadku ka soo go'o ee Kenya kasocda mudaaharaadyo looga soo horjeedo diyaaradaha qaadka ee Kenya amarkii lagu soo rogay.   Dhanka kale joojinta qaadka ayaa waxay gudaha Kenya ka abuurtay...

Duufaano Baraf iyo dabaylo wata oo ku dhuftay Bariga dalka Maraykanka

Gobollo ku yaalla dhinaca bari ee dalkan Maraykanka waxaa ka da’aya baraf xooggan, Magaalada New York ayaa Iyana gebi ahaan la xidhay, iyada oo dadkana lagu amray inay guryahooda ku ekaadaan. Illaa labaatan qof dad...

Dhalashada Bisha Barakaysan ee Ramadan oo ku beegan 27 May

Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayaa dhalan doonta, maalinta sabtida ee taariikhda ay ku beegantahay 27-ka bisha May.   Golaha Fiqh Council of North America (FCNA), ayaa laga soo xigtay in 27-ka Bisha May ay ku beeganatahay...

Ururka Suf ee Västerås oo marti qaaday dhigooda Ururka HOAYO

Västerås: Urur Dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa booqasho ku jooga Magaalada Västerås ee Dalka Sweden, Ururkan oo lagu magacaabo HOAYO (Horn Africa Youth Organisation) ayaa ka yimid wadanka Norway, gaar ahaan magaalada Fredrikstad ee Gobalka Østfold.   Ururkan dhalinyarada ah...

Safaarada Soomaaliya oo kulan u qabatay dhalinyaro Soomaaliyeed

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa isu keentay 30 ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaallada Nairobi, oo ka kala socday Ururrada Bulshada iyo dhallinyarada ka shaqeeya arrimaha Soomaalida dalka gudihiisa iyo...

Ka bixidda Ingiriiska Midowga Yurub iyo saamaynta Sweden

Ka bixida dalka Ingiriiska ee Middowga Yurub waxaa uu saamayn Wayn ku yeelanaa dhammaan wadamada ku jira Middowga Yurub. Saamayntaas ayaa noqoneysa mid dhaqaale iyo mid siyaasadeedba. Dalka Sweden ayaa  waxaa soo gaari doona...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °