Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay warqadaha danjiranimo Safiirka Dalka Qatar ee loo soo Magacabay Soomaaliya Mudane Xasan Xamsa Asad. Danjire Xamsa ayaa Madaxweyne Farmaajo u gudbiyay...

Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta oo maanta ka furmaya Magaalada Dammaam

Magaalada Dammaam ee dalka Sacuudiga waxaa maanta oo Axad ah ka furmaya shir madaxeedka 29-aad ee wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta, kaasi oo arrimo badan looga hadli doono. Shirka Madaxda Jaamacadda Carabta ayaa la qorsheeyay...

Maraykanka iyo xulafadiisa oo weeraray Suuriya

Wadammada Mareykanka, Fransiiska iyo Britain ayaa duqeymo ay kaga jawaabayaan sunta la sheegay in dowladda Suuriya ay adeegsatay ka fuliyay gudaha wadanka Suuriya. Qarax aad u weyn ayaa laga maqlay caasimadda Dimishiq ee dalka Suuriya,...

Abiy Axmed oo maanta loo dhaariyay xilka Ra’isal Wasaaraha dalka Itoobiya

Baarlamaanka dalka  Itoobiya ayaa Ra’iisal wasaare u doortay Abiy Axmed,waxaana isla maanta loo dhaariyay xilka Raysal Wasaaraha ee dalkaasi Itoobiya. Abiy Axmed waa ninkii u horeeyey ee ka soo jeeda Qowmiyadda Oromada ee Raysal wasaare...

Abiy Ahmed oo la filayo in uu noqdo ra’iisal wasaaraha Itoobiya

Isbaheysiga tallada dalka Itoobiya haya ayaa u doortay Abiy Ahmed in uu noqdo hoggaamyaha Xisbiga EPRDF , isaga oo badalaya Ra’iisal Wasaarihii xilka iska casilay islamarkaana ahaa hoggaamiyaha xisbiga Hailemariam Desalegn.   Magacaabistan oo Talaadadii maanta...

Wasiirka Arimaha Dibadda oo ka qeybgalay shirka golaha fulinta Ururka midowga Africa

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa Awad ayaa kaga qeybgalay Magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda Kulanka gaarka ah ee 18,aad ee Golaha Fulinta Ururka Midowga Afrika...

Jaamacada Carabta oo ka hadashay khilaafka dowladda federaalka iyo shirkadda DP World

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Sooomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ay wehliyaan safiirka soomaaliya u fadhiyo Masar ahna wakiilka joogtada ee Jaamacadda Carabta  Cabdiqani Maxamed Wacays iyo diplomaasiyiinta safaarada  ayaa ka qeyb galay...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo Washintong kula kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Maraynakanka

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Waashintong ee dalka Maraynkanka kula kulmay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha dibada ee Maraynkanka David Malpass waxayna ka wada hadleen Arrimo badan oo la xiriira Xaaladda Soomaaliya. Mudane...

RW Khayre “Soomaaliya waxay ku baaqeysaa in xal waara loo helo dhibaatooyinka aadanaha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay kulanka Bangiga Adduunka ee ka furmay magaalada Washington D.C ee dalka Maraykanka, loona yaqaano (Fragility Forum 2018) . Waxuuna ku baaqay in la helo hab cusub oo...

War-Murtiyeed laga soo saaray shirkii Kampala

Shirka Madaxda Dalalka Ciidamadoodu ka joogaan Soomaaliya (AMISOM) iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay 2-da Maarso 2018 magaalada Kampala ee Uganda, waxaana martigeliyey Madaxweynaha Uganda Mudane Yoweri Kaguta Musaveni. Shirka waxaa kasoo qeybgalay Madaxweynaha...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °