Maalinta dhimirka Adduunka oo Bosaso laga xusay

somaaliya waxa ay  ka mid tahay dalalka ugu badan ee dadkoodu uu haleelay xanuunka Dhimirka, waxaana Daraasad ay sameeyeen hay'ado caalami ah  lagu sheegay in dadka Somaaliyeed 3dii qof ba uu qabo xanuunka  ama...

Muqdisho: Ilmihii ku dhashay Magaalada Badhan oo weli xaalad adag ku sugan

Saciid Anwar xaalad adag ayuu ku suganyahay wuxuuna u baahan yahay wixii ALLE kuu dhiibay in aad wax ugu deeqdo karaankaaga si uu u helo caafimaad. Saciid Anwar waxaa uu dhashay  Maalin Jimce ah oo...
video

Thabit oo sagootiyay Wiil uu Caafimaadkiisa kafaala qaaday

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed ayaa maanta sagootiyay wiil 7 sano jir ah oo qaba wadno xanuun, kaasi oo caafimaad loogu qaaday dalka Turkiga, kaddib markii dhowaan Guddoomiyaha uu kafaala...

Ilme yar oo ku dhashay Badhan Hospital oo u baahan caawinaad

Waxaa Maanta oo Jimce ah Masjidu Al-nuur Badhan salaadii Jimce ka bacdi la keenay ilmo yar oo xalay ku dhashay BADHAN HOSPITAL isaga oo xiidmuhu bannanka yaaliin, dhakhaatiirtii Hospitalkuna waxay sheegeen in aan Dalka...

Kaahin Ahmed ”Waa wax laga naxo in shaqaale caafimaad ku hadlaan cunsuriyad intaa gaarsiisan”

Bogaga ay ku sheekaystaan qolyaha Cunsuriyiinta ah  ayaa  koox ka shaqaysa  Xarumaha Caafimaadka ay ku qoreen  hadallo  lid ku ah dadka Soomaliyeed  ee  degan dalka Sweden Kaahin Eenow waa Macalin, siyaasi iyo Aqoonyahan Soomaaliyeed...

Stay Connected

3,985FansLike
605FollowersFollow
39FollowersFollow

Weather

Badhan, SO
clear sky
12.4 ° C
12.4 °
12.4 °
91%
1.8kmh
0%
Thu
29 °
Fri
28 °
Sat
23 °
Sun
24 °
Mon
22 °