banaan bax balaaran oolaga so horjeedo Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM  ayaa ka socda degmada Hilwaa ee Isgoyska Ex Kontrool Balcad ka dib markii halkaasi Saaka ay ku dileen dad Shacab ah Dadka ayaa sheegay in Ciidanka AMISOM ay dileen dad Shacab ah ka dib markii Saakay lala beegsaday Qarax Miino oo ay waxyeelo kasoo gaartay AMISOM. Ku dhawaad 4 qof ayay toogasho ku dileen Ciidanka AMISOM qaraxa ka dib, waxaana arintaas ka Carooday Shacabka kunool Muqdisho  

LEAVE A REPLY