Kulan xasaasi ah oo xildhibaannada Golaha Shacabka ku yeesheen magaalada Muqdisho maanta oo Isniin ah Maarso 12 2018 ayeey ka soo saareen xeer dhowraya gobannimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya, iyaga oo dhinaca kalana ka mamnuucay shirkadda DP World in ay ka howlgasho guud ahaanba Soomaaliya.

Xeerkan ka soo baxay baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu eedeynayaa Shirkadda DP World inay si bareer ah ugu xadgudubtay siyaasadda, madax banaanida iyo Midnimada Soomaaliya.

Hadaba Akhriso xeerka ka soo baxay Gollaha Shacabka

 Sanaag.so

LEAVE A REPLY