Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Maamulka  Koonfur Galbeed  Somaliya ayaa markale soo saaray Jadwalka doorsahada Madaxweynaha,iyada oo waqtigii loogu talo galay ay dib uga dhacday.

Kulan ay Magalada Baydhabo ay  ku yeesheen Guddiga doorashada Madaxweynaha KGS ayaa waxa ay soo saareen jadwal Cusub oo ah habraaca doorashada.

Guddiga ayaa waxa ay sheegeen in 26 Bishaan oo ku beegan Maalinta Sabtida ah ay bilaabi doonto diiwaangelinta musharixiinta,isla markaana ay ku egtahay 27 Bishaan.

LEAVE A REPLY