Shir ay iskugu yimaadeen dhammaan Guddiga Nabad-gelyada  Gobolka Nugaal ayaa ka mamnuucay in Magaalada Garoowe Caasimadda Maamulka  Puntland hubka lagu dhex-qaato xilli ay  Musharaxiin badan ay hub la galeen Magaalada Maalmihii udanbeeyey .

Guddiga waxa ay sidoo kale ku dhawaaqeen in gaadiidka dagaal laga mamnuucay in ay soo galaan Magaalada.

Ammaanka Magaalada Garowe ayaa si weyn loo adkeeyay maalmihii lasoo dhaafay xilli Magaalada ay gaareen Musharaxiin badan oo u taagan xilka Madaxtinimadda maamulka Puntland.

Halkan hoose ka akhriso

 

LEAVE A REPLY