About Us

Sanaag is an Online Magazine launched on September 2014. The website delivers latest news and information from across the globe and exclusive articles, reports, analysis, features and blogs on a variety of categories.

On Sanaag.so you will be able to find dedicated sections for:

Somalia News
World News
Business News
Sports News
Entertainment
Sci-Tech
Multimedia and Media Galleries
Blogs
And much more

Sanaag Online is intended for the Somalis in the Horn of Africa and the world at large as well as other interested individuals and organizations. It has been designed to provide reliable up-to-date news reports, studies and analysis on current issues and problems of concern to the Somali people encompassing political, social and cultural fields.

Featured Posts by Sanaag.so

Madaxwayne Farmaajo “Waxa ay ogaandoonaan in shacabka Soomaaliyeed ay leeyihiin geesiyaal”

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ay ka wadaan...

Cabdiwali Gaas oo ku orday wadada Jayga ah ee Ceel-daahir – 5km.

Warbaahinta Puntland waxa ay kala garan wayday In Madaxwaynaha Puntland uu booqday Gobolka Sanaag iyo in uu booqday Gobolka Bari kadib markii Madaxwaynaha Puntland...

Kulankii Madaxwayne Farmaajo la yeelan lahaa Baarlamaanka oo dib u dhacay

Waxaa dib u dhacay maanta oo Sabti ah kulan wada jir ah oo ay isugu iman lahaayeen xildhibaannada baarlamaanka labada Aqal islamarkaana uu ka...

Deg deg: Madaxwaynaha Soomaaliya oo kulan deg deg ah isugu yeedhay barlamaanka

Madaxwaynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si deg deg ah isugu yeeray Golayaasha labada aqal ee baarlamanka. (Aqalka hoose iyo midka sare). Madaxwaynaha...

Allow yey mar u bururuf tiraahdaa. WQ: Maxamuud Musse C. Caarre

Waxa jirtay sheeko-dhaqameed Soomaaliyeed oo tidhaahda: Goor ay maqrib hortiis tahay oo cadceeddu baalka dhigatay, ayaa Waraabe aad u gaajaysnaa oo eeg eegan hayey...